Daawo Jamaal Cali Xuseen Oo Sheegay Inaanu UCID Noqon Doonin Wax KULMIYE U Ku Shaqaysto
July 16, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Musharraxa Jagada Madaxweynaha Xisbiga UCID u taagan Jamaal Cali Xuseen oo sidoo kale hoggamaiyo Garab ka mid ah labada Garab ee Xisbigaasi u kala fadhiyey dhawrkii bilood ee u dambeeyey, ayaa sheegay inaanu Xisbigoodu noqon doonin wax uu ugu yeedhay Sub-station (Sabisteeshin) u shaqeeya Xisbiga Muxaafidka ah ee KULMIYE.
MUSHARRAX JAMAAL CALI XUSEEN