berberatoday.com
Xukumada Somaliland Oo Xadhiga Ka Jartay Dekeda Meyd Ee Gobolka Sanaag
December 27, 2022 - Written by admin
Meydh(Berberatoday.com)-Wasiiro ka tirsan Xukumada Somaliland ayaa Xadhiga ka jaray Dekada Meydh oo dhawaan Xukumada Somaliland dhismeheeda ka Maalgalisay Saduuqa horumarinta Somaliland ee SDF.
Munaasibada waxa Kasoo Qeyb galay Wasiro. Xildhibaano.Maayiro. Cuqaal.Salaadiin iyo Maamulka Gobolka Sanaag iyo Kuwa Degmooyinka Meyd iyo Ceerigaabo.Waxa kaloo iyaguna aan Madasha ka maqnayn waayeelka iyo waxgaradka Degmada Meyd ee Dekedu kutaalo.
Dekeda dhererkeedu waa 150 mitir balaceeda doonyuhu ku xidhan doonaana waa 15 mitir halka wadada laga Gali doonaana tahay 6.5 mitir
Dekedani oo ah mid yar ayaa la filayaa inay daboosho baahidii dejected ee Gobolka Sanaag inkastoo ay caqab kutahay wado xumo kajirta Deegaankaasi.
Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews