Komishanka Doorashooyinka Oo Kala Diray Agabkii Iyo Shaqaalihii Ka Shaqaynayay Goobaha Diwaangalinta.
December 27, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Komishanka doorashooyn=inka qaranka ayaa maanta kala diray shaqaalihii iyo agabkii goobaha diwaangalinta codbixiyayaasha oo maalinta bari ah dalka ka bilaabmi doonta
Komishanka ayaa gobol gobol ukala diray agabkii iyo shaqaalaha ka hawlgali doona goobaha diwaan galinta.