Maayarka Caasimada Hargaysa Oo Ka Farxiyay Marwo Adna Aadan Iyo Arinta Uu Kala Wareegay
December 28, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Maayarka caasimada hargaysa ayaa ka farxiyay marwo adan aadan ismaaciil kadib markii uu kala wareegay goob caafimaad oo ay mudo ku hawlanayd dhamaystirkeeda.