berberatoday.com
Hogaanka Xisbiyada Mucaaridka Waddani Oo Kormeer Ku Tagay Goobaha Diwaangalintu Ka Socoto Ee Gobolka Gabiley
December 29, 2022 - Written by admin

Gabilay(Berberatoday.com)-Hogaanka xisbiga mucaaridka ee Waddani oo ay horkacayaan Gudoomiyaha xisbiga musharaxa madaxwayne ee xisbiga waddani iyo masuuliyiin kale ayaa maanta galinkii danbe kormeer ku tagay goobaha diwaangalinta codbixiyayaasha ka socoto ee gobolka gabiley iyagoo bulshada ugu baaqay in ay qaataan kaadhka codbixinta

Dhanka kale Gudoomiye xirsi ayaa xukuumada ugu baaqay In ay waxka qabato kastamkii kalabaydh oo hada u dhow in uu xidhmo.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews