Xukuumada Somaliland Oo Ka Hadashay Xaalada Magaalada Laascanood Oo Maalintii Labaad Ay Ka Socdaan Rabshado!
December 30, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiiro xukuumada katirsan iyo maamulka gobolka sool ayaa ka hadlay xaalada magaalada laascanood iyo khasraaha ka dhashay banana baxyadii ay shacabku dhigeen
Sidoo kae xukuumada ayaa sheegay in dawladu bixinayso magta dadkii ku dhintay iyo kuwo ku waxyeeloobayba.