Tartanka Orodada Horyaalka Horyaalada Somaliland Oo Lasoo Gabo Gabeeyay Iyo Cida Ku Guulaysatay Kaalmaha !
December 31, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)–Tartanka orodada horyaalka horyaalada Somaliland ayaa lasoo gabo gabeeyay kaasi oo ahaa orodka 10km
Gudoomiyaha xidhiidhka fudud ee Somaliland ayaa faah faahin ka bixiyay gabo gabada tartanka horyaalka iyo orodyahanadii ku guulaystay kaalmaha hore.