Ciidanka Ilaalada Xeebaha Somaliland Oo Soo Badbaadiyay Laba Nin Oo Dooni La Tagtay! H
January 2, 2023 - Written by admin
Saaxil(Berberatoday.com)-Ciidanka Ilaalada Xeebaha Jsl ayaa soo badbaadiyey labo nin oo kaluumaysto ah kadib markii ay dabalaylaha badu ku kaceen islamarkana ay degdtay doontii kaluumaysiga ay wateen .
