Qaarkamid Ah Culimada Somaliland Oo Ka Hadlay Arinta Laascanood Iyo Baaq Ay Udireen Xukuumada Jsl.
January 4, 2023 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Qaarkamid ah culimo awdiinta Somaliland eek u dhaqan caasimada hargaysa ayaa baaq kazoo saaray xaalada ka taagan magaalada laascanood iyagoo xukuumada ugu baaqay in ay sugto abniga dadka reer sool iyagoo shacabkana ugu baaqay In ay isdajiyaan.