berberatoday.com
Alle Ha Unaxariisto Laba Haweenay Oo Ugeeriyooday Gaadhi Ku Jiidhay Aaga Tuulada Galoolay Ee Koonfurta Degmada Sheekh
January 4, 2023 - Written by admin
Cuspitaalka degamda sheekh waxaa hada la keenay labo qof oo dumar ah oo baabur ku jiidhay deeganka galoolay ee dhinaca koonfureed ee degmada sheekh .
Labadan dumar aha ayaa midi ahayd hooyooyinka deeganka geel-lookor waxayna si deg deg ah wadada laamiga ah ugu kulmeen baabur xoogan usoconaya oo labadiiba sahayday Allaah ha unaxariiste labadoodba waxaa la keenay maydkooda cusbitaalka degmada sheekh .
Darewlka baaburka ayaa la sheegay inuu xawaare sare ku soconayey isla markana uu maamuli kariwaayey baaburka markii uu kusoo baxay labadan dumar ah oo wadada maraya allaah ha unaxariiste.
Wadaha baaburka ayaa dhawac fududi soo gaadhay kadib markii uu baaburka la dhacay / qalibmay .
Sidaasi waxaa Ii xaqiijiyey Iskuduwaha Cafimaadka ee Degmada Sheekh Dr Ismaaciil Xuseen
Waa dhacdo xanuun badan .
Mukhtaar Cabdiraxman Xariir

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews