Siyaasi Reer Sool Ah Oo Ku Baaqay In Arinta Laascanood Loo Dabo Fadhiisto Gudoomiye Cabdirasaaq Khaliif.
January 6, 2023 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Midkamid ah siyaasiyiinta iyo waxgaradka kazoo jeeda gobolka sool ayaa madaxwayne biixi ku eedeeyay in aanu aqoonsanayn gudoomiyenimada gudoomiyaha golaha wakiilada islamarkaana uu u arko in uu yahay xisbiga waddani balse aanu u arag masuul qaran
Sidoo kale siyaasigan ayaa sheegay inta madaxwayne biixi aragtaada ka qabo gudoomiyaha goaha wakiilada cabdirasaaq khaliif in aanu dagayn gobolka sool.