berberatoday.com
Ciidanka Dab Damiska Caasimada Oo Damiyay Dab Ka Kacay Guri Fooqa Oo Ku Yaala Magaalada Hargaysa!
January 7, 2023 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Ciidanka Dab-demiska caasimada Hargeysa  ayaa u gurmaday guri Fooqa oo dab qabsaday kaasi oo ku yaala xaafada Half-london ee degmada Axmed Dhagax.

 

Alle mahadii Ciidamada ayaa ku guuleystay xakamaynta iyo daminta dabkaas oo ku fidiyay guryihii kale ee jaarka.

Ma jirin khasaare dhaawac iyo dhimasho oo dabkaasi sababay. Waxaa hawlgalkaa ciidanka dabdemiska kuwehelinaayay ciidamada Booliska.  Sababta dabkaasna waxaa gacanta ku haya ciidanka Booliska.

Ciidamada Dab-demisku waxay halkan fariin uga dirayaan bulshada inay ka taxadaraan halista dabka, sidoo kalena ka feejignaadaan wax kasta oo dhalin kara dab.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews