berberatoday.com
“Dadka Aan Waxba Ku Kordhinaynin Xalinta Dhibaatada Iyo Murugada Shacbiga Laascanood, Waxaanu Leenahay Faraha Ka Qaada..”Musharax Cirro
January 11, 2023 - Written by admin

Musharaxa Madaxwayne Ee Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Cirro ayaa markale ka hadlay xaalada magaalada laascanood isagoo bulshada reer sool ka tacsiyadeeyay dadkii ku geeriyooday rabashadihii ka dhacay sheegayna in abniga dadka reer laascanood saaray xukuumada Somaliland sida magaalooyinka kale uu usaaran yahay.

Sidoo kale musharax cirro ayaa ku taliyay in arinta laascanood loo saaro gudi qaran oo xalisa.

Dhanka kale musharaxa cabdiraxmaan cirro ayaa ku baaqay in farogalinta ay ka daayaan gacmaha shisheeye uu ku hawlan hurinta colaada iyo kala fogaynta shacabka reer Somaliland.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews