berberatoday.com
Komishanka Tacliinta Sare Iyo Xafiiska Imtixaanaadka Oo Si Wada Jir Ah Ushaaciyay Liiska Ardaydii Ku Guulaysatay Deeqda Waxbarasho Ee Dalka Itoobiya. H
January 13, 2023 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha Komishanka Qaranka ee Tacliinta Sare Prof Salebaan Dirir Cabdi iyo Guddoomiyaha xafiiska Imtixaanaadka Qaranka Daa”uud Axmed Faarax ayaa maanta si wada jir ah u shaaciyey liiska ardayda ku guulaystay deeqda Waxbarasho ee heerka 1aad (Degree) ee dalka Itoobiya.

Ardaydaas oo tiradoodu ahayd 138 arday ayaa laga qaaday imtixaan lagu kala saarayey iyadoo ay ku guulaysteen 100 ka arday ee ugu sareeyey.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews