Gudoomiyaha Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Qaranka Oo Hadhimo Sharafeed Ku Maamuusay Shaqaalaha Haayada! H
January 15, 2023 - Written by admin
Gudoomiyaha Hay’adda Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Qaranka md C/kariin Axmed Maxamed (Xinnif) Oo ay weheliyaan gudoomiye kuxigeenka haayada marwo faadumo, lataliyayaasha haayada iyo masuuliyiinta kale haayada qaxoontiga Iyo Barakacayaasha ayaa maanta qado sharaf ku maamuusay shaqaale waynaha Hay’adda.

