Gudoomiyaha Komishanka Doorashooyinka Jsl Oo Kormeeray Goobaha Diwaangalintu Ka Socoto Ee Caasimada Hargaysa.
January 26, 2023 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha Komishanka doorashooyinka qaranka Muuse Yuusuf oo ay weheliyaan masuuliyiin kale ayaa kormeer ku tagay goobaha diwaangalinta codbixiyayaashu ka socoto ee caasimada Hargaysa