Siyaasiyiin Iyo Madaxdhaqameedka Somaliland Oo ka Hadlay Qaabka Loo Xalin Karo Xaalada Laascanood Iyo Fariinta Ay Xukuumada Udireen
January 26, 2023 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasiyiin iyo madaxdhaqameedka reer somaliland oo ku kulmay madal ayaa si dareen leh uga hadlay xaalada ka taagan gobolka sool iyagoo soo jeediyay qaababka lagu xalin karo iyo waxyaabaha xukuumada looga baahan yahay.