Sheekh Cabdiraxmaan Dheere Oo Ka Hadlay Xaalada Ka Taagan Gobolka Sool Iyo Fariinta Uu Udiray Bulshada Ku Dhaqan. HA
January 28, 2023 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Sheikh cabdiraxmaan dheer oo kamid ah culimada Somaliland ayaa ka hadlay xaalada ka taagan gobolka sool isagoo baaq culus udiray bulshada ku dhaqan gobolada bari ee Somaliland.