Jiif Caaqil Rashiid Jaambiir Oo Ka Hadlay Sababta Ay Gudida Beeshoodu Udiiday Ergadii Nabadeed Ee Loo Diray Colaada Laascaanood”Daawo Muuqaal
February 24, 2023 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)- Caaqil Rashiid Jaambiir Ayaa Ka Hadlay Sababta Ay Gudida Beeshoodu Udiideen Ergadii Nabadeed Ee Loo Diray Colaada Laascaanood.
Sidoo kale Jiif rashiid jaanbir ayaa sheegay in madaxwaynaha Somaliland muuse biixi iyo teamkiisu aaminsan yihiin in aan qofkasoo jeeda beesha garxajis lagu aamini Karin Somaliland iyagoo ku eedeeyay in ay tahay Somali way