Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Hadlay Sida Ay Isku Badaleen Rabshadihii Ka Taagnaa Magaalada Laascanood, Kuna Baaqay In Loo Midoobi Difaaca Qaranka Somaliland!
March 2, 2023 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali- waraabe ayaa sheegay in rabshadihii ka taagnaa magaalada Laascaanood ay isku beddeleen dagaal si fiican loo qorsheeyey oo ka dhan ah jiritaanka Qaranka Somaliland, isagoo ku baaqay in loo midoobo sidii loo difaaci lahaa qaranka Somaliland, waxaanu sidaasi ku sheegay qoraal uu Twitter-kiisa uu ku faafiyey oo u dhignaa sidan;