berberatoday.com
War Deg Deg Ah”Hargeysa Wariye Muniir Axmed Cigaal Oo Hutel Ku Weeraray Odayaal Iyo Masuuliyiin Jufadiisa Kasoo Jeeda Oo Shir Kulahaa Oo Xabsiga Loo Taxaabay
July 19, 2016 - Written by Berbera Today

Muniir boolisHargeysa(Berberatoday.com)-Ciidamada Booliska Somaliland ayaa Xabsiga u taxaabay Gudoomiyihii Wargeyska iyo Shabakadda Somalilandtoday Muniir Axmed Cigaal, sidoo kalena ah Wariye ka hawl gala Telefishanka Qaranka Somaliland kaas Hutel kamida Hutelada magaalada Hargeysa ku weeraray odayaal iyo Masuuliyiin kasoo jeeda jufada hoose ee wariyahani kasoo jeedo waxaana kamida ahaa masuuliyiinta odayaashaasi shirka ama kulanka kula lahaa hutelkaas uu weerarka ku qaaday Wariye Muniir Axmed Cigaal Wasiir kamida Wasiirada jifadiisa hoose kasoo jeeda  waxaanay dad goobjoogayaal ahi sheegeen in Wariye Muniir Axmed Cigaal odayaasha iyo masuuliyiinta la shiraayay uu si qaawan ugu weeraray hutelka ay ku shirayeen isaga oo ku khasbaayay inuu kulankaas ka qeyb galo balse loo diiday iyada oo laga xan qarsanaayay Wariye Muniir Axmed Cigaal waxaanu islamarkii loo diiday in uu kulankaas ka qeyb galo uu dagaal qaawan ku qaaday odayaashii iyo Wasiir Cali Mareexaan oo Madasha fadhiyay waxaana islamarkiiba goobta fadhiyay oo Gacanta ku dhigay Ciidamada Booliska oo xabsiga utaxaabay. wariye Muniir ayaa dagaalka uu qaaday u adeegsaday kabo iyo dhagxaan uu tuur tuuraayay sida uu noo xaqiijiyay qof goob jooge ahi. 

Muniir Axmed Cigaal ayaa meel kaga dhacay sumcada warbaahinta isaga oo marka horena dariiq cidhiidhiya kaas oo ahaa mid hab qabaliya looga shaqaalaysiiyay Tvga qaranka sidoo kalke wargeyska Somalilandtoday uu ugu furay wasiirkii hore ee Madaxtooyada Xirsi Cali Xaaji Xasan inta badan aan hab aqooneed xirfadaysan usoo bandhigin baahinta wararkiisa oo ay ka muuqato cunfi cunsuriyadi waxa kaloo maanta muuqata ama debeda usoo baxday aqoon daradiisa maadama oo uu si qaawan uweeraray odayaal iyo Wasiiro beeshiisa kasoo jeedo oo kulan gaara kulahaa hutel kamida Hutelada Hargeysa.

sikastaba habdhaqanka uu wariyahani ku kacay ayaa loo nisbeyn karaa qaabka uu warbaahinta ku soo galay oo ahaa qaab aan haboonayn oo qabaliya.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews