berberatoday.com
Wafti Ka Socda Itoobiya Oo Magaalada Garoowe Kulan Kula Yeeshay Isimada Gobolka Sool.
March 5, 2023 - Written by admin

Garowe(Berberatoday.com)-Wafti Saraakiil Ciidan ah Oo ka socday Dawlada Ethiopia ayaa maanta galinkii danbe magaalada  Garoowe ee maamul Goboleedka Punthland kulan kula yeeshay qaarkamid ah Isimada Dhaqanka SSC kuwaasi oo sida la sheegay Ay ka wadahadleen xaaladda gobolka Sool iyo sidii xal nabadeed loogu heli lahaa.

 

Wafdigan dawlada itoobiya ka socday oo saraakiil ciidan ah ayaa hore caasimada Hargeysa safar ku yimid iyagoo la kulmay madaxweynaha Somaliland iyo xubno ka tirsan Golihiisa Wasiirrada kuwaas oo iyana ay ka wadahadleen xaaladda Sool.

Natiijada shirarkan ayaan weli la shaacin balse waxa la sheegay in labada dhinacba ay u sheegeen in dagaalka la joojiyo oo miiska wadahadalka laysugu yimaado.

Dhexdhexaadinta Ethiopia ayaa ku soo beegmaysa xilli dhawr maalmood aanu wax dagaal ahi ka dhicin Laascaanood iyo nawaaxigeeda inkasta oo labada Ciidan is horfadhiyaan.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews