“Noloshu Waa Salaan, Qofku Haduu Cagta La Helona Masoo Noqdo”Aamina Cilmi Fariid Wasiirka Maalgashiga Somaliland”Daawo Muuqaal
March 5, 2023 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka wasaarada maalgashiga Somaliland marwo oo ka qaybgashay munaasibad ay haayada Youth peer ayaa dhalinyarada Somaliland hablo iyo dumarba kula dardaaran tahay in ay dadaal sameeyaan islamarkaana aanay ka daalin Hiig sigooda.