Wasiirkii Hore Ee Maaliyada Somaliya Cabdiraxmaan Ducaale Bayle Oo Galabta Kasoo Degay Madaarka Caasimada Somaliland Laguna Soodhaweeyay
March 6, 2023 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirkii hore ee maaliyadda Soomaaliya Cabdiaraxmaan Bayle Du’caale, ayaa galabta ka soo degay garoonka Diyaaradaha Ee Caasimada Hargeysa kadib markii madaxweynaha Somaliland cafis u fidiyay.