Madaxwayne Kuxigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici Oo Xadhiga Ka Jaray Wajiga Koowaad Ee Dhismaha Wadada Boorama Iyo Baki.
March 8, 2023 - Written by admin
Awdal(Berberatoday.com)-Madaxweyne kuxigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici oo ay weheliyaan Badhasaabka gobolka awdal iyo ka degmada Borama ayaa xadhiga ka jaray wajigii koowaad dhismaha wadada isku xidhaysa Borama iyo Baki Oo Ay Hirgalinayso hay’adda ASARDA.