Madaafiic Sababay khasaare Isugu Jira Dhimasho Iyo Dhaawac Oo Ka Dhacay Muqdisho I
February 26, 2016 - Written by Berbera Today
Muqdisho(Berberatoday.com)-Ilaa shan qof ayaa ku dhimatay weerar hoobiyayaal ah oo maanta lagu qaaday madaxtooyada.
Hoobiyayaasha ayaa ku dhacay xaafado u dhow madaxtooyada oo mid ka mid ah ay ku dhinteen aabe, labadiisa caruurta ah iyo haweenay shaqaale ahayd. Waxaa kaloo ku geeriyooday macalin dugsi qur’aan.