Xukuumada Somaliland Oo Amar Xayiraad Ah Dul Dhigtay Guri Uu Magaalada Hargaysa Ku Leeyahay Ganacsade Maxamed Jabuutaawi Iyo Sababta
March 13, 2023 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Qoraal kasoo baxay wasaarada hawlaha guud iyo guryayta Somaliland ayaa amar xayiraad ah lagu saaray guri uu magaalada Hargasya ku leeyahay Ganacsade Maxamed jabuutaawi oo ah muwaadin kazoo jeeda gobolka sool ee xiligan xaalada colaadeed ka taagan tahay.