“Waxa Aan Hambalyaynayaa Ciidanka Qaranka Somaliland, Ee Iska Difaacay Dagaalkii Kooxaha Huwanta Ahi Kusoo Qaadeen”Gudoomiye Faysal Cali Waraabe.
March 19, 2023 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay weerarkii kooxaha huwantu ay ku soo qaadeen ciidanka JSL ee ku sugan magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.
