Xeer Ilaaliyaha Guud Ee Qaranka Somaliland Oo Kormeer Ku Tagay Gobolka Gabiley Iyo Ujeedada Uudaaran Yahay!
March 20, 2023 - Written by admin
Gabiley(Berberatoday.com)–Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Somaliland Cabdiraxmaan Jaamac hayaan ayaa kormeerkiisii ugu horeeyay ku tagay gobolka gabiley halkaasi oo kulan kula qaatay xafiiska xeer ilaalinta ee gabiley soona kormeeray haayada cadaalada ee gobolka gabiley.