Cabdirisaaq Khaliif oo La Sheegay Inuu Marlabaad Hawdka Buuhoodle Ka Tagayo Laascaanod
March 21, 2023 - Written by admin
Gudoomiyahii Golaha Wakiilada Ee Somaaliland abdirisaaq khaliif Ahmed Oo Waayadanba Ku Sugnaa Waddanka Ethiopia Oo Uu Arimo Laxidhiidha Xaalada Magaalada Laas-caanood Ujoogay ayaa Lasheegay Inuu Sidii Caadada Uhayd Ee Uu Markii Horeba Uga Wareegay Buuhoodle Haddna Uga Wareegay Halkaasi Isagoo Kusii Jeeda Magaalada Laas-caanood Ee Xarunta Gobolka Sool.
Gudoomiye Abdirisaaq Khaliif ayay Wararku Inaasi Kudareen Inuu Maanta Kulamo Laqaadanayo Bulshada Deegaanka Buuhoodle Gudoomiye Khaliif Oo Hore Usheegay Inuu Lamaw qifyahay Garaadada Iyo Gudida 33ka ah Ee SSC ayaa Umuuqda Mid Somaaliland Macasalaameeyay Walow Uu Weli Xilkii Golaha Wiilada Somaaliland Uu Hayo.