berberatoday.com
Cabdirisaaq Khaliif oo Dhinaca Itoobiya Kasoo Galay Buuhoodle Kuna Soo Waajahan Laascaanod
March 22, 2023 - Written by admin
Buuhoodle(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Cabdirisaaq Khaliif Axmed ayaa soo gaadhay Buuhoodle isagoo safar dhinaca dhulka kaga yimid Caasimada Dalka itoobiya sida ay kuwaramayaan Wariyayaasha Buuhoodle kusugani.
Gudoomiyaha ayaana Waxaan soo dhaweeyey Cuqaasha iyo Waxgaradka Buuhoodle oo la Qaatay kulan Balaadhan oo looga Hadlayey safarkiisii itoobiya ku tagay iyo xiisada dagaal ee Kasocota Laascaanood uu hore usheegay inuu Taageersanyahay go.aanka Garaadada Colaada ka Hurinaya Laascaanod
Cabdirisaaq Khaliif Axmed oo ilaa hada Ku Magacaaban Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland ayaa lagu Wadaa sida Wararku sheegayaan inuu Maalmahan ku sugnaan doono Magaalada Buuhoodle oo Kulamo la Qaadan doono dadka ku Dhaqan Deegaankaas iyadoon la ogayn waxa uu Kala hadli doono hase yeeshee wuxu umuuqdaa Masuul uxuubsiibtay Jabhadayn iyo dhiirigaliye colaadeed maadama aanu 50 maalmooda kasoo Xaadirin Golihii uu odayga u ahaa xidhiidhkii Xukumada Somaliland uu jaray isagoo awoodi waayay inuu dib ugu soo laabto Caasimada Somaliland ee Hargeysa.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews