Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi Oo Waraaqaha Safiirnimo Ka Gudoomay Safiirka Cusub Ee Dawladda Federaalka Itoobiya Usoo Magacawday Somaliland.
March 22, 2023 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta ka gudoomay waraaqaha aqoonsiga Safiirnimo, safiirka cusub ee Dawladda Federal-ka Itoobiya dhawaan u soo magacowday Jamhuuriyadda Somaliland, Amb Delil Kedir Bushra.
