Ra,iisal Wasaaraha Itoobiya oo Madaxweyne Cusub Umagacaabay Kililka Ismaamulka Tigrayga
March 23, 2023 - Written by admin
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Raiisal wasaare Abiy Ahmed ayaa Madaxwaynaha ku-meel.gaadha ah ee Tigray u magacaabay Getachew Reda sida lagu sheegay warqad hada kaso baxday Xafiiska Raiisal wasaaraha.
Waxaa xusid mudan in Maalmo kahor TPLF ku Dhawaaqday inay Getachew Reda u dorteen Madaxwaynaha Gobalkaas.
Tan ayaa ka dhigan inay Dawlada dhexe Aqonsatay maamulka Cusub ee Tigray
Berberatoday.com