Ciidammada Nabad-sugidda Soomaaliya oo Muqdisho Ku Toogtay Rag Hubaysan
March 26, 2023 - Written by admin
Muqdisho(Berberatoday.com)-Ciidammo ka tirsan kuwa Nabad-sugidda Qaranka Soomaaliya, ayaa Maanta Isgoyska Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho ku dilay rag hubeysnaa oo la sheegay iney ka tirsan yihiin kooxda Al-shabaab.