“Caawa Ayaa Ugu Horeysa Oo Ciidanka Qaranku Af Aan Garan Karo Ku Hadlay, “Difaac Aan Qasdi Lahayn Waa Micno La’Aan Baa La Yidhi”Siyaasi Cali Guray
March 27, 2023 - Written by admin
Siyaasi Cali Maxamed Yuusuf “cali Guray” ayaa bogaadiyay hadal kazoo yeedhay ciidanka qaranka Somaliland eek u sugan duleedka magaalada laascanood kuwaasi oo sheegay in wiii maanta ka danbeeyay ay qaadi doonaan weeraro qorshaysan oo ay kaga hortagayaan kooxaha isku soo urursaday magaalada laascanood oo mudooyinkii danbe weeraro kusoo qaadayay ciidanka qaranka Somaliland isagoo arimahaasi ka hadlayo wuxu yidhi.
CIIDANKA QARANKA OO CADEEYAY IN AY TOOS U WEERARI DOONAAN CIIDAMADA PUNTLAND EE BERYIHII DAMBE OO DHAN KU SOO QULQULAYAY GOBOLKA SOOL EE SOMALILAND.