“Waxaan Aaminsanahay, In Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi, Ay Muddo Dheer Ku Eegaysay Gobolka Sool, Muraayad Madow, Iyo Siyaasad Madhalays Ah”Siyaasi Maxamuud xaashi.
March 30, 2023 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Kaah Maxamuud xaashi Cabdi ayaa ku Baaqay in loo baahan Yahay in arinta Gobolka Sool lagu eego muraayad cad iyo talo miisaan isagoo sheegay in Xukuumada Madaxwayne Biixi hagratay mudo dheerna ku eegaysay muraayad madow iyo siyaasad madhalays ah isagoo Arimahaasi ka hadlayana wuxu Yidhi:
