Madaxwaynaha Jabuuti Oo Cadeeyay Sida Uu Dalkiisa Uga Soo Horjeedo Aqoonsiga Jamhuuriyada Somaliland!
March 31, 2023 - Written by admin
“Waxaanu Noqon Doonaa Dalka Ugu Danbeeya Ee Somaliland Aqoonsada”Madaxwayne Geele.
Jabuuti(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa sheegay in dalkiisu uu noqon doono ka ugu danbeeya ee Somaliland aqoonsada hadii uu caalamka kale aqoonsado.
