Ciidamada Qaranka Somaliland oo Dagaalkii Saaka Ku Qabtay Maxaabiis uu Kujiro Xildhibaan Baarlamaanka Putland KatirsanIyo Gaadiid Ciidan
April 1, 2023 - Written by admin
Laascaanod(Berberatoday.com)-Xildhibaan Faarax Maxamed Dalmar oo Kamida Baarlamaanka Putland oo Dagaalka Laascaanod Kujiray Ayaa Ciidamada Qaranka Somaliland Gacanta Kusoo Dhigeen Isagoo Maxbuusa,
Sidoo kale Waxay Ciidamada qaranku dagaalka ku qabteen Maxaabiis kaloo ilaa 20 maxbuusa iyo gaadiid dagaal oo tiradoodu dhantahay 6 gaadhi oo qaarkood saanad ciidan saaran yihiin halka kuwa kalena yihiin gaadiid dagaal oo gaashaaman ilaa hada inta la tira koobay