berberatoday.com
Wasiir Kuxigeenka Wasaarada Gaadiidka Iyo Jidadka Oo Kormeer Ku Tagay Biriijyada Wadada Berbera Oo Roobabkii Khasaare Soo Gaadhsiiyeen.
April 2, 2023 - Written by admin

Berbera(Berberatoday.com)-Wasiir kuxieenka wasaarada gaadiidka iyo horumarinta jidadka Somaliland oo ay weheliyaan maamulka gobolka saaxil ayaa kormeer kusoo maray wadada berbera cooridor oo khasaare ay soo aadhsiyyeen roobabkii maalmihii udanbeeyay ka da,ay gobolka saaxil.

Sidoo kale wasiir kuxieenka wasaarada cabdinaasir caydiid ayaa si kulul uu jawaabay xildhibaano golaha wakiilada katirsan oo iyagu kormeer ku tagay dooxa dacar budhuq oo roobku khasaare soo gaadhsiiyay kuwaasi oo xukuumadu ku dhaliilay qaabkii ay udhistay wadadan.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews