Maayarka Caasimada Cabdikariin Axmed Mooge Oo Ka Hadlay Halista Dooxyada Ee Xili Roobaadka Iyo Gabadh Uu Habeen Dhawayd Qaaday Dooxa Hargaysa.
April 2, 2023 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Maayarka caasimada hargaysa ayaa ka hadlay haliska dooxyada ee xili roobaadka iyo sida masuuliyad darada ah ee wadayaasha gaadiidku ugu dhex tuuaan gaadiidka kaasi oo Soboba khasaare nafeed iyo mid hantiyeedba.