berberatoday.com
“Maanta Dagaalkaa Jiida Laascanood Ka Taagani Waa Fidno, Dadkeenii Qaybkamid Ah Iyo Xukuumada Ka Socda Weeyi, Dagaal Hebeloow Waad Ku Jano Tagaysaa La Yidhaahdo Maaha”Sh. Cabdilaahi.
April 4, 2023 - Written by admin

“Waxaan Leeyahay Daaroodoow Dul Ahaantaa, Dagaalbaan Usara Joogsatay Oo Baaq Dagaal Ayaa Meelkasta Socda, Ee  Walaalayaal Ka Daayo Oo Joojiya, Irir Samaalena Waxaan Leeyahay..”Sh, cabdilaahi sh, Cali Jawhar.

Hargeysa(Berberatoday.com)-Sheekhul Baledka Gobolka Awdal Sheekh Cabdilaahi Sheekh Cali Jawhar ayaa ka hadlay dagaalka ka socda magaalada laascanood isagoo baaqyo kala duwan udiray garaarada gobolka sool iyo dadka qaabka qabiil usii hurinaya colaada

Dhanka kale sheikh Cabdilaahi Sh, cali jawhar ayaa sheegay in aanu jihad ahayn dagaalkaasi balse uu yahay fidno

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews