Tartanka Xiftiga Quraanka Kariimka Ah Qaybta Hablaha Ee Shirkada Dahabshiil Maalgalishay Oo La Soo Gabo Gabeeyay.
April 4, 2023 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Tartanka xiftiga quraanka kariimka ah ee bisha ramadaan qaybta hablaha ee ka socday masjidka Cali mataan ayaa maanta lasoo Gabo Gabeeyay kaasi oo abaalmarino la gudoonsiiyay Hablihii kaalmaha hore galay.

