Qoraa Boobe Yuusuf Ducaale Oo Ka Waramay Sooyaalkii Taariikheed Ee Marxuum Cabdiraxmaan Guri Barwaaqo.
April 5, 2023 - Written by admin
Qoraa/Muj Cabdiraxmaan Yuusuf Ducaale (Boobe) oo kamid ah shakhsiyaadka Somaliland ee ururiya taariikhda mid Halgan ilaa haldoorka bulshada ayaa ka hadlay sooyaalkii taariikheed ee wasiirkii hore ee wasaarada warfaafinta Somaliland cabdiraxmaan Guri Barwaaqo oo maalintii shalay ku geeriyooday magaalada hargaysa kana mid ahaa aqoonyahanka reer Somaliland ee bahda qoraalka.;