Balay Biyood Ku Yaala Koonfurta Magaalada Hargaysa Oo Liqay Wiil Dhalinyaro! A
April 9, 2023 - Written by admin
Alle Haw Naxariistee Hal Wiil Ayaa Ku Dhintay Balli Biyood ku yaalla Duleedka Koonfureed Ee magaalada Hargeysa.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Alle Haw Naxariistee Wiil 24 Jir ah laguna magacaabo Cabdicasiis Dhoobo ayaa ku Dhintay Balli ku yaalla magaalada Hargeysa duleedka koonfureed ee Masalaha caasimada Hargeysa.
