berberatoday.com
“Aniga Waxaan Odhan Lahaa Madaxwayne, In Wasiirka Waxbarashada Somaliland Aad Ka Dhigto Daa,uud Axmed Faarax” Ugaas Cabdirasaaq Koosaar”Daawo Muuqaal
April 14, 2023 - Written by admin

Ugaas Cabdirasaaq Koosaar Oo Wasiirka Toorno Ku Dhaliilay Xilka Qaadistii Gudoomiyihii Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka Daa,uud Axmed Faarax, Madaxwayne Biixina Ugu Baaqay In Uu Umagacaabo Wasiirka Waxbarashada.

Hargeysa(Berberatoday.com)-Ugaas Cabdirasaaq Koosaar cali oo kamid ah madaxdhaqameedka reer Somaliland gaar ahaan gobolada gabiley iyo Hargaysa ayaa ka hadlay xilka qaadistii uu wasiirka waxbarashadu ku sameeyay gudoomiyihii xafiiska imtixaanaadka qaranka Daa,uud Axmed Faarax taasi oo uu ku tilmaamay mid wasiirku ku deg degay

Sidoo kale Ugaas cabdirasaaq ayaa ka waramay doorkii horimarinta waxbarashada gaar ahaan waaxda itixaanaadka ee Daa,uud Axmed faarax oo mudo dheer xilkaasi hayay islamarkaana ahaa masuul ay shacabka Somaliland kuwada kalsoon yihiin sida uu uwada shaqada xafiiska imtixaanaadk

Dhanka kale Ugaas cabdirasaaq koosaar ayaa madaxwaynaha jsl ugu baaqay In Daa,uud axmed faarax uu umagacaabo wasaarada waxbarashada Somaliland.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews