Dawlada Maraykanka Oo Sheegay Inay Taageerayso Wada Hadalada Somaliland iyo Somaliya!
April 14, 2023 - Written by admin
Safiirka xilka kasii dagaya ee dowladda Maraykanka u qaabilsan Soomaaliya Andre Larry ayaa sheegay dowladdiisa ay ka go’an tahay ka midho dhalinta wada hadalada Soomaaliya iyo Somaliland.
