berberatoday.com
Madaxwaynaha Somaliya Oo Gaadhay Dalka Itoobiya Iyo Ujeedada Safarkiisa!
April 15, 2023 - Written by admin

Addis Ababa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha  Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Gaadhay caasimada dalka Itoobiya Ee Addis Ababa halkaasi oo lagu soo dhaweeyay.

 

Madaxweyne Xasan Sheikh ayaa magaalada Addis Ababa kaga qayb gelaya shir saddex geesood ah oo ay wada yeelanayaan dalalka Soomaaliya, Itoobiya iyo Talyaaniga.

Shirkan ayaa la sheegay inay hoggaamiyeyaasha saddexda dal ay ka arrinsanayaan dib-u-habaynta iskaashiga ka dhexeeya iyo mideynta qorsheyaasha ku qotama xiriirka diblumaasiyadeed, dhaqaale iyo amni iyo gorfeynta xal u helidda caqabadaha ay wajahayaan dalalkan.

Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa la sheegay inay soo bandhigi doonaan aragtida Soomaaliya ee ku aaddan mustaqbalka xidhiidhka soo jireenka ah ee dalalka Soomaaliya, Talyaaniga iyo Itoobiya.

Dhanka kale Madaxwaynaha Somaliya Xasan Sheekh Ayaa kulan la qaatay Raysalwasaraha Itoobiya Abiye Ahmed

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews