berberatoday.com
Ganacasade Caana oo Kooxaha Huwanta Ahi Ku Dileen Xalay Laascaanood
April 15, 2023 - Written by admin

Allah ha u naxariisto Jaamac Cilmi Kadiye oo loo yaqaano (Jaamac Qaxoonti) kana mid ahaa ganacsatada waaweyn ee magaalada Oo Caawa lagu Dilay Laascaanood. Marxuunkan ayaa Xalay lagu dilay magaalada Laascanood waxaanu ka mid ahaa ganacsatada waawayn ee magaalada keenta shiidaalka islamarkaana ku leh Kaalmaha ugu badan ee shiidaalka iibiya Waxaana ka laasheegay in dilkiisu yimi kadib markii shiidaal khasab ah kooxaha huwanta ahi kadooneen iyagoo hore uboobay qeybo kamida Kaalmihiisa shiidaalka,xalay markay Marxuumka dileen ayay shiidaalkii kaalinta uu joogay gaadiidkooda ka buuxsadeen

Dilka iyo kufsiga ayaa kusoo batey magaalada laascaanood iyadoo ay Huwanta iyo Argagaxisadu ku dishay 63 qof halka uu kufsiguna gaadhaya kiisaskiisu 35 haweena oo ay kujirtay gabadh yar oo 6 jir ah. Dadka layaqaan oo kaliya ee ganacsatada ah ayaa hada maraya dilkoodu 5 ka mid ahaa tiiraraka ganacsiga ee Magaalada Laascaanood.

Halka 58 kale yihiin kuwo uyimi hiil,kuwo khamri iyo xashiishad ku dhintay iyo kuwo kufsi udhintay.

Waa dilkii 3 aad afar maalmood gudahood, oo lagu dilo qof reer Laascaanood Ah magaalada. 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews