berberatoday.com
“Xilka Qaadista Wasiirku Sameeyay Waxay Umuuqataa, In Qayb kamid Awoodihii Gudoomiyaha Xafiiska Imtixaanaad In Uu Ka Qaaday Oo Uu Xil Cusub Sameeyay”Xil. Mustafe.
April 16, 2023 - Written by admin

Xildhibaan Garyaqaan Mustafe Oo Iftiimiyay Khaladaad Sharci Oo Ku Jira Xilka Qaadista Wasiir Toorno Ku Sameeyay Gudoomiyaha Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka Iyo Halista ka dhalan karta!

Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Garyaqaan Mustafe xaaji Daahir oo Katirsan golaha guurtida Somaliland ayaa iftiimiyay khaladaad sharci oo ku jira xilka qaadista uu wasiirka waxbarashadu sheegay in uu ku sameeyay Gudoomiyaha xafiiska Imtixaanaadka qaranka Daa,uud axmed faarax taasi oo uu wasiirku badalay qaab dhismeedkii gudida xafiiska imtixaanaadka islamarkaana uu macagaabay Agaasimaha xafiiska imtixaanaadka kaasi oo sharci aan waafaqsanayn xeerka waxbarashada guud .

 

Sidoo kale xildhibaan garyaqaan mustafe ayaa sheegay in aanay xiligan macquul ahayn in xafiiska imtixaanaadka la galiyo khilaaf maadama dhawaan ardayda Somaliland ufadhiisanayeen Imtixaanaadkii shahaadiga ahaa.

Dhanka kale xildhibaan Garyaqaan mustafe ayaa ka digay in khilaafka wasiirka waxbarashada iyo xafiiska imtixaanaadka qaranka in aanu burburin xafiiska imtixaanaadka qaranka oo ah haayad mudo soo shaqaynaysay islamarkaana tacab badan uu galiyay gudoomiye Daa,uud Axmed Faarax.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews