Dalka Sri Lanka oo Shiinaha Udhoofinaya 100 Kun oo Danyeer
April 16, 2023 - Written by admin
Dowladda Sri Lanka ayaa qorsheynaysa inay Shiinaha u dirto daanyeer gaaraya 100,000.
wasiirka beeraha Sri Lanka, Mahinda Amaraweera ayaa sheegay in hadda ay socdaan wahadallada Shiinaha loogu dirayo daanyeerka kadib Shiinaha uu soo codsaday in loo soo diro 100,000 oo daanyeer oo ku nool dalkaas.